SBS Somali - SBS Afsomali-logo

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS (Australia)

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Location:

Sydney, NSW

Description:

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Language:

Multilingual

Contact:

SBS Radio Sydney Locked Bag 028 Crows Nest NSW 1585 Australia (02) 9430 2828


Episodes
Ask host to enable sharing for playback control

Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 27 May 2026

5/26/2026
Wararka Soomaaliya waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inay kusoo hungoobeen waan-waantii ay ka dhex wadeen mucaaradka iyo dowladda.

Duration:00:10:34

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee Talaado 26 May 2026

5/25/2026
Qiimaha korontada oo la filayo inuu hoos uga dhaco qaybo ka mid ah Australia. Donald Trump-na wuxuu qaar ka mid ah kuwa ugu tunka weyn waddamada Islaamka u sheegay, inay heshiiska Abraham Accords la saxeexdaan Israel si uu shuruud ugu noqdo heshiis kasta oo la gaaro.

Duration:00:05:17

Ask host to enable sharing for playback control

Malaayiin xujey ah oo gudanaya waajibaadka Xajka, iyo kuleyl aad u daran oo ka jira Makka

5/25/2026
Malaayiin xujey ah oo ka kala yimid waddamada Islaamka ayaa isugu yimid magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga, si ay u gutaan waajibka Xajka ee sannadkan, iyadoo uu heerkul-kuna gaarey 48 degrees.

Duration:00:07:34

Ask host to enable sharing for playback control

Iibka gawaarida korontada ku shaqeeya ee duugga ah a oo aad u kacay, xilli xataa baabuurta qadiimiga ah loo beddelayo koronto

5/25/2026
Iibka gawaarida ku shaqeeya korontada ee dalka Australia ayaa bishii Abriil ee la soo dhaafay dhigay rikoor cusub, iyadoo sidoo kale, ay aad u kaceen iibka gawaarida korontada ku shaqeeya ee horey loo isticmaalay.

Duration:00:08:59

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 25 May 2026

5/24/2026
Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah halkan ka dhegeyso

Duration:00:05:43

Ask host to enable sharing for playback control

#110 Trying on shoes (Med) - Learn English #110: Baro Ingriisi - Isku qiyaas kabo cusub

5/24/2026
Learn English useful for talking about trying on, buying, and finding shoes that fit well. Practise everyday phrases for describing how shoes feel, asking for a different size, and explaining what you are looking for in a comfortable pair. - Baro ereyada iyo weedhaha Ingiriisiga ee muhiimka u ah marka aad kabaha isku qiyaasayso, iibsanayso, ama aad raadinayso kuwo si fiican kuu le'eg. Sidoo kale, ku tababaro odhaahyada maalinlaha ah ee loo adeegsado sharraxaadda raaxada kabaha, weyddiisashada lambar kale.

Duration:00:12:14

Ask host to enable sharing for playback control

The Aboriginal flag: History, meaning and recognition - Australia Explained: Calanka Aboriginal-ka - Astaan u Taagan Aqoonsiga iyo Lahaanshaha Dhulka

5/24/2026
At school, work, council offices or sporting events, you might see a red, black and yellow flag flying beside the Australian national flag. This is the Aboriginal flag, representing the Aboriginal people of Australia and their connection to land, community and stories. - Calanka midabada casaan, madow, iyo huruudda leh ee inta badan laga garab taago calanka qaranka Australia ee goobaha bulshadu, waa calanka dadka asalka ah ee dadka Aboriginal-ka. Wuxuu u taagan yahay astaan muujinaysa xiriirka qotada dheer ee ay dadkaasi la leeyihiin dhulka, bulshada, iyo taariikhdooda hodanka ah.

Duration:00:13:13

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga Jimce 22 May 2026

5/22/2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.

Duration:00:12:00

Ask host to enable sharing for playback control

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026

5/21/2026
Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan👇🏾

Duration:00:09:56

Ask host to enable sharing for playback control

WHO oo xaalad caafimaad oo degdeg ah ka xaqiijisay Ebol-lada ka dillaacday Congo iyo Uganda

5/21/2026
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in faafitaanka xanuunka Ebola ee dalalka Congo iyo Uganda, uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah caalami ah.

Duration:00:08:58

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Khamiis 21 May 2026

5/20/2026
Wasiirka Arrimaha debedded Australia ayaa "Wax naxdin leh oo aan la aqbali karin" ku tilmaantay muuqaal la baahiyiey oo muujinaya Wasiirka Amniga ee Israel oo si aan wacnayn ula dhaqamaya u-dhaqdhaqaaqayaal ay ka qabteen bad-weyn.

Duration:00:04:56

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 20 May 2026

5/20/2026
Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka halkan ka dhegeyso.

Duration:00:09:42

Ask host to enable sharing for playback control

Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 20 May 2026

5/19/2026
Sheekh Shariif, Abdishakur Warsame, iyo Xassan Khayre maxay ka yiraahdeen xaaladaha ku gadaaman xukuumadda Soomaaliye ee waqtigeedii dhammaaday?

Duration:00:11:21

Ask host to enable sharing for playback control

Tubaakada sharci-darrada ah oo uu Aqalka Sare ee Senate-ku oo bannaanka soo dhigay saameynteeda xun

5/19/2026
"Waa wax laga xumaado in shirkadaha tubaakada lagu martiqaaday inay ka qaybqaataan baaritaankan, iyadoo albaabadu u xiran yihiin, kamaradahana la damiyey, iyadoo aan xataa magacyada markhaatiyada la sheegin"

Duration:00:12:09

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee SBS Talaado 19 May 2026

5/19/2026
Masaajid ku yaalla San Diego - USA, ayaa lagu dilay saddex qof. Australiana waxay ka arrinsanaysaa cudurka Ebola ee ka dillaacay waddammo Africa ka mid ah.

Duration:00:04:51

Ask host to enable sharing for playback control

Warbixin cusub oo dalbanaysa qorshe qaran oo lagu maamulo AI-da laga isticmaalo goobaha shaqada

5/18/2026
Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa saamaynta baaxadda leh ee tiknoolajiyadda casriga ah ee AI-du ku yeelanayso suuqa shaqada ee dalka Australia, isagoo miisanka saaraya fursadaha cusub iyo cabsida laga qabo in farsamadan ay meesha ka saarto boosaska shaqaalaha

Duration:00:10:30

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka SBS ee Soomaaliga Isniin 18 May 2026

5/17/2026
Dal Afrikaan ah oo uu ka dillaacay cudurka Ebola iyo Maraykanka iyo Israel oo la sheegay inay isu diyaarinayaan weerar cusub oo ay ku qaadaan Iran ayaa ka mid ah wararka Australia iyo caalamka ee maanta.

Duration:00:05:19

Ask host to enable sharing for playback control

SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 15 May 2026

5/17/2026
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 15 May 2026 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiisyadii.

Duration:00:44:02

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warkii Soomaaliga Jimce 15 May 2026

5/15/2026
Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 15 May 2026

Duration:00:11:21

Ask host to enable sharing for playback control

Dib-u-habayntii xayaysiiska khammaarka oo lagu tilmaamay mid 'Fuleynimo' ah

5/15/2026
Dowladda federaalka aya ugu dambayntii xaqiijisay, inay soo saarayso sharciyo lagu xakamaynayo xayaysiisyada khamaarka, gaar ahaan kuwa internetka. Shirkadaha khamaarka ee Australia ayaa laakiin, si weyn uga hor yimid qorshaha dowladda, iyagoo sheegay inay isbeddeladan dhaawac u geysanayaan ganacsigooda.

Duration:00:08:55